Sharuudu Lagu Xiray in uu Furmo Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Galmudug.

Guddiga shirka Dib u Heshiisiinta Maamulka Galmudug ayaa sharuudu ku xiray in uu furmo shirka.

Guddiga ayaa soo saaray ilaa shan qodob oo uu ku furmi karo shirkaas, oo lagu wado in Magaaladda Dhuusamareeb ka furmo 17 ka bishaan,waxaana go’aanada ay soo saareen kamid ah:-

1.Bilawga soo dhaweynta iyo Qaabilaadda Ergooyinka ka qeyb-galayaasha Shirka.

2.Hubinta iyo Kormeeridda Goobaha Shirka iyo Deegaanka Ergooyinka.

3.Diyaarinta Ajandaha iyo Agabyada Shirka.

4.War-gelinta iyo Diyaar-garowga Hay’adaha Amniga iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka.

5.Xadeynta Waqtiga soo gaaridda Ergooyinka Goobta Shirka oo ah: 14 – 16 Bishaan iyo Furitaanka Shirka oo ah: 17 ka Bishaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.