Shariif:-“Amniga ayaa Wax ka Qabanayaa Hadii La ii Doorto Madaxweynaha KGS”,+Dhageyso

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa sheegay in uu wax weyn ka qaban doono amaanka Koonfur Galbeed hadii uu doorashada bisha November Baydhabo ka dhaceysa  ku guuleysto.

Shariifka oo ku sugan Garoowe,islamarkaana ka qeyb galaya Shirka Golaha iskaashiga Dowladd Goboleedyada ayaa sheegay in Koonfur Galbeed uu wax badan kasoo qabtay intuu xilka hayay, hadii mar kale guuleysto uu amaanka wax ka qaban doono.

Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo musharixiinta kula tartamaysa kursiga Madaxweynaha Maamulkaas oo uu kamid yahay Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*