Saxiixyada Cusub ee Shkodran Mustafi iyo Lucas Perez o Maanta u Safanaya kooxda Arsenal

Xidigaha Shkodran Mustafi iyo  Lucas Perez ayaa galabta la rajeenayaa in ay kooxdooda cusub ay kasoo muuqdaan sida ay ogaadatay Majalada goal.com

Shkodran Mustafi iyo Lucas Perez ayaa ka kala yimid kooxaha Valencia iyo Deportivo waxayna qaateen tababarkooda ugu horeeyay ka hor kulanka Southampton oo galabta 05:00 galabnimo dhacaya.

Mustafi, ayaa durbadiiba kooxda la qabsaday madaama ay kooxda joogaan xidiagaha Ozil iyo Per Mertesacker oo kasoo jeeda Germany halka Perez ay kooxda kaga soo horeeyeen xidigaha reer Spain ee Hector Bellerin, Nacho Monreal iyo Santi Cazorla

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*