Real Madrid oo La Wareegtay New Sergio Aguero

Kooxda Real Madrid  ee dalka Spain ayaa lasoo wareegtay xidig u dhashay dalka Paraguay kaasi oo la qaab ciyaareed ek xidiga kooxda Manchester city Sergio Aguero,

Sergio Diaz, oo 18-sano jir ah ayaa Real Madrid u saxiixay heshiis 5-sano waxayna kusoo iibsatay aduun dhan  €5 million waxaa jira €1m oo ku xiran qaab ciyaareedkiisa balse haatan waxa lagu daray xidigaha Real Castilla.

Diaz ayaaa matalay xulka dalka Paraguay ee yar yarka ah wuxuuna leeyahay tayada laacibka xulka dalka Argentine iyo kooxda Manchester City Sergio Aguero.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.