Qarax ay Ku Dhinteen 19-qof oo Ka Dhacay Somali-land+Sawirro

Wararka ka imaanaya duleedka degmada Adhicadeeye oo deegaanka hilaadii 35 Km kaga beegan Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay goob ay daganayeen dad baracakayaal ahaa.

Waxaana Qaraxaasi uu ahaa Haraadiga waxyaabaha ku aasan dhulka ,Waxaa ka dhashay khaaaare dhimasho iyo dhawaacba.

Inta La Xaqiijiey waxaa ku dhawqcamay 19 Qof iyo hal qof oo ah gabadh yar oo ay gacmaha goysay una dhimatay dhaawicii kasoo gaaray qaraxa.

Dadkan Barakacayaasha oo bil ka hor la dejiyey ayaa laga soo raray Kaamamka Baakacayaasha ee Dhiirgi Goobo Siixowle Kalbardaaley iyo Ceelmidgaan,waxaana goobta uu qaraxa ka dhacay gaaray Maamulka Magaalada Laas-caanood ee dadka magaaladaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*