Puntland oo Mamnuucday Soo Dejinta, Dhoofinta iyo Ka Ganacsiga Hubka

Maamulka Puntland ayaa Mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo agabka ciidamada.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka Amniga, Cabdisamad Maxamed Gallan oo laga tix-raacay dikreeto madaxweyne ayaa lagu sheegay in guud ahaan Puntland laga mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo agabka ciidamada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.