Nuuc Cusub oo Doorashada socoto Natiijadeeda loo Shaacindoono

Waxaa gordhow la soo gabagabeeyay  yeerinta magacyada xildhibaanada iyadoona haatan ay bilaabaneyso  tirinta cododka.

Waxaa hal mar lagu wada dhawaaqi doonaa natiijada doorashada  gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo xiligaan ay socoto codod tirinta.

Dadka ugu cad cad haatan waa Farah shiikh c/qaadir iyo C/weli Muudey.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*