Maxkmaadd Lasoo Taagayo Rag Dilal Ka Geystay Baydhabo(Sawirro)

Kusimaha Madaxweynah Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahna Waziirka xub ka dhigista iyo Dhaqan celinta  tababarada maleeshiyadka Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed xasan xuseen maxamed Xasan eeley ayaa waxaa uu maanata xafiiska madaxweynaha kula Kulmey qaar ka mid masuuliyiinta maxakamada iyo Gaashaanlayaal.

kuwaas uu si deg deg ah ugu Amrey in ay Sharciga soo istaajiyaan Ragii Dhawaan Ciidamada boolika kgs gacanata ku soo dhigeen oo ay ka dambeeyeen dilkii odeygii dhawaan lagu diley magalada Baydhabo xili uu tukaneyey Salada tarawixida.

Waxaa dhawaanahaan Magaalada Baydhabo ka dhacaayey dilal qorsheeesan oo qaarkood lala beegsanaayey ergadii soo xushay Xubnaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*