Mareykanka oo Sheegay in uu Duqeyn Dilay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay duqeyn diyaaradeeda dagaalka ay ka fuliyeen Degmadda Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe 15-kii bishaan.

Qoraal kasoo baxay  Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika (Afrikom), ayaa lagu sheegay in duqeytaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Xarakadda Al-shabaab.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in weerradaan lagu yareenayo dhaqdhaaqyada Al-Shabaab ee gobolka kuwaas oo halis ku ah amniga iyo nabad-galyada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.