Madaxweyne C/wali Gaas oo Gaaray Magaaladda Gaalkacyo+Sawirro

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa goordhweyd gaaray woqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf waxaa madaxweynaha Puntland kusoo dhaweeyay,saraakiil, mas’uuliyiin iyo dadweyne.

Waftiga madaxweynaha ayaa horudhac u ah, wafdi kale oo goor dhow la sugayo oo u hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed C/laahi  Farmaajo.

Diyaar garow weyn ayaa ka muuqda garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuuf ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*