Madaxweynaha Ethiopia oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi,taasi oo qeyb ka ah xoojinta xiriirka labada dal,sida uu Wakaaladad SONNA u sheegay Danjire Abdulhakim Abdullahi Xaaji Cumar Cameey

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda soo dhaweynta ah diplomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Itoobiya,iyo xubno ka tirsan madaxtooyada dalkaasi Itoobiya.

Wuxuuu wakiil ka noqonayaa safiirnimada Itoobiya AU iyo UNECA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.