Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Baraawe oo Xilkii Laga Qaaday

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed(Xasan Eeleey), ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Garoonka diyaaradaha Degmada Baraawe Cabdullaahi Xuseen Cusmaan.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa lagu cadeeyay oo kaliyah xil ka qaadis,balse lama shaacin wax magacaabis ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.