Ma Run Baa in La Dilay 18 katirsanaa Al shabaab + Daawo Sawirro

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ku dileen deegaanka 57KM u jira Degmada Afmadow 18 katirsanaa Ciidamada Xarakada Alshabaab.

Jubbaland ayaa dhanka kale sheegatay in weerarka ay ku soo furateen hub isugu jira lix qori oo AK47 ah iyo labo BKM iyo hal isgaarsiinta ciidanka ah.

Hogaanka Xarakada Al shabaab wali kama aysan hadal warkan sheegaya in khasaare la gaarsiiyay Xoogag katirsan Alqaacidda Soomaaliya.

Inta badan maamulada Jubbaland iyo Al shabaab ayaa guula ka kala sheegta Weerarada iyo duqeymaha ka dhaca gobalada Jubbooyinka ee Soomaaliya.

 

Hoos ka Daawo Sawiradda jubbaland ay soo bandhigtay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*