Ma Dhabbaa in Doorashada ay Ugu Cad cad yihiin Jeylaani iyo Faarax (Xog dhab ah)

Xili ay daqiiqado ka hor bilaabatay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka soomaaliya ayaa dhinca kale waxa ay musharixiinta tartameysa waqti abdna ay geliyeen sida ay u guuleysan lahaayeen.

Jeylaani Nuur Iiikar iyo Faarax Shiikh C/qaadir ayaa lagu tilmaama dad ugu dhow dhow qabasahda xilkaan.

Jeylaani waa qabiir saxiibo la ah xildhibaanada baarlamaanka gaar ahan xildhibaanadi hore kuwooda ka soo laabtay.

Xog ay heshay idaacadda simba ayaa muujineyso dhinaca kale in Faarax C/qaadir uu xaley kulamo ilaa xili danbe gaaray uu la qaatay xildhibaanada qaar isagoona kula shiray madaxtooyada soomaaliya.

Qabaqashada xilkaan faarax ayaa sahli karto in kursiga xasan uu dib ugu soo laabto madama ay yihiin saxiibo isugu dhow xaga siyaasada.

Jeylaani nuur iikar ayaa isagana doonaya in uu dhacsado kursigaan uu hunguriga ka soo  galay faarax.

Jeylaani ayaa u arka faarax shaqsiga kaliyah ee xiligaani booskiisa qal qal  gelin kara.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*