Kooxda Leicester City oo Lasoo Wareegtay Xidiga Ahmed Musa

Kooxda Horyaalka Premier League ku guuleysatay Xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay ee Leicester City ayaa dhameystirtay heshiis laacibkii kooxda Horyaaka dalka Russia Ahmed Musa.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Dalka Nageria ayaa u saxiixay difaacadayaasha Horyaalka dalka Ingiriiska heshiis afar sano uu ku joogi doono Garoonka King Power Stadium.

Ahmed Musa ayaa noqonaya saxiixii afaraad ay kooxda sameenayso marka laga soo tago xidigaha Nampalys Mendy, Ron-Robert Zieler iyo Luis Hernandez.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.