Ra,isal Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Kheyre oo Golaha Shacabka u Gudbiyay Xeerka Maamul ee Xulida Maamulka Bankiga Dhexe

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Golaha Shacabka u gudbiyay Xeerka Maamul ee Xulida Guddiga Agaasinka Bankiga Dhexe oo Golaha Wasiirada wadar ogol ku ansixiyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.