Isbedelka Amniga, Xil Sii Heynta Islow Ma Dhaxal Baa iyo Mise Waa Dhibaato shacab!

Amniga Magaaladda Muqdisho ayaa faraha ka baxay mudooyinkii dambe ,waxaana Magaalada shalay ka dhacay qaraxyo 5 ahaa, kuwaasi oo lagu dilay in ka badan 15-ruux.

Xalay waxaa xilalka laga qaaday ku dhawaad 10-taliye oo maamulayay saldhigyadda Booliska Magaaladda Muqdsiho.

Halkaan Hoose ka dhageyso warbixin ciwaankeeda uu yaahy Isbedelka Amniga, xil sii heynta Islow ma dhaxal baa iyo mise waa dhibaato shacab!

Waxaa diyaariyay Cawil Maxamed Ciise (Indha cadde).

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.