Howlgal Xalay Laga Fuliyay Degmadda Holwadaag ee Gobolka Banaadir.

 

Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ka fuliyay degmadda Holwadaag ee Gobolka Banaadir.

Howlgalka oo ahaa mid guri guri loo fulinayay ayaa laga sameeyay xaafaddaha Degmadda Holwadaag.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in howlgalka uu waqti badan qaatay,islamarkaana lagu qab-qabtay dhalinyaro lagu tuhmaayo amnidaradda ka jirta Magaaladda muqdisho.

Howgalkaan ayaa qeyb ka ah howlgalo Ciidamadda amaanka ay maalmihii dambe ka fulinayeen Degmooyinka Gobolka Banaadir.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.