Howlgal Lagu Soo Qab Qabtay 60 Ruux Oo Ka Dhacay Magaalada Garoowe

Ciidanka amanka magaalada Garoowe ayaa labadii todobaad ee ugu danbeyey waxay howgalo xoogan oo dad badan lagu soo qabqabaty waxay ka semeyeen Garoowe ee Xarunta maamulka puntland.

Howlgalkasi ayaa waxa fulinayey ciidanka Boolis magaalada waxaan lagu soo qab-qabtay in kabadan 60 dhalin yaro ah kuwaas oo falal amni daro ka gaysanayey magaalada Garoowe sida uu warbaahinta usheegay Taliyha ciidanka Booliska gobalka Nugaal [faarax galn-gooli].

Waxa u sheegay in dadka ay soo qab-qabteen lamaha Amaanka maamulkaasi ay ubadan yihiin dhlinyaro, hadana ay ku xiran yihiin xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe ee x/maamulka puntland

Howlagalkaan ayaa kusoo adaya, iyadoo maalmo kooban ay inaga xigaan maalinta farxadeedka ee ciida Ciidanka Booliska ayaana is ku diyaariyey sugida amaanka magaalada garoowe ee xarunta Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*