Gudoomiye Yariisow oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Mid Kamid ah Ku-xigeenadiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow .

Mas’uulkaan ayaa lagu eedeeyay amar diido.shaqo curyaamin uu ka wado qeybta Howlaha Guud iyo Nadaafadda iyo shaqo joojin uu ku sameeyay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Engineeriyadda.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.