Golaha Shacabka oo Maanta u Codeynaya Dhismaha Guddiga Musuq maasuqa

Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ahaa ay seddex ajende oo kala ah:-

1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa.

2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka.

3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka.

Sharciga indhaha lagu hayo ayaa ah sharciga Batroolka oo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in baarlamaanka meelmariyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.