Galmudug oo Saldhig Malatari Ka Hirgalinaysa Xeebaha Deeganada Maamulkaas

Ciidamada dowlad Goboleedka Galmudug iyo taageero ka helaya Kuwa Mareykan ah ayaa saldhig Malatari ka furanaya Xeebaha deegaanada Maamulka Galmudug.

Taliyaha Ciidanka Nabad Suggida Galmudug Saadaq Cumar Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhawaan Saldhigaasi laga dhisi doono xeebaha gobolka Mudug dowlada Goboleedka Galmudug gaar ahaan degmada Hobyo iyo degaanka Wisil.

Ujeedka loo furaayo Saldhigaas ayuu ku sheegay Taliyaha Nabad Suggida Galmudug Mudane Saadaq Cumar sidii loola dagaalami Lahaa Dagaalyahanada Xarakada Al-shaabab iyo kooxaha Burcad badeeda Soomalida ee marinka ka dhigtay xeebaha Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*