Galmudug oo Ka Hadashay Qoraalka DFS ee Habraaca Doorashooyinka Dowladd Goboleedyada.

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka DGGM ayaa jawaab ka bixisay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha JFS kaasi oo loogu hadlay Habraaca doorashooyinka Dowladd Goboleedyada.

Halkaan ka akhriso Warsaxaafadeedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.