Galmudug oo Dhexe Ku Eedeysay Dagaaladda Kasoo Cusboonaaday Galgaduud

Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay  dadaal ku bixinaysa dagaal ka qarxa deeganadda maamulka galmudug.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa si cad loogu sheegay in dowladd Goboleedka Galmudug ay aad uga xun tahay colaad beeleed ka soo cusboonaatay waqooyiga gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Balanbal.

Waxaa sidoo kale qoraalkani lagu sheegay in colaaddaasi ay tahay kuwa ay faraha kula jirto Villa Somalia, islamarkaana la siyaasadeeynayo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*