Faarax Shiikh C/qaadir iyo C/weli Muudeey Hogaanka wareega koowaad ku soo baxay

waxa gordhow bilaabatay dooorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad iyadoona natiijada uu gudiga kud hwaaqidoono dooorashada gudoonka waqtiga la soo idleeyo doorashada gudoomiye ku xigeenka 2-aad

C/weli Sheekh Cali Muudeey oo Wareega Koowaad helay 111 Cod

 

Faarax Sheekh C/qaadir oo helay 94 Cod

 

Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 27 Cod

 

Waxaana lagu wadaa in wareega ay Gudbaan.

 

Dhinaca kale Musharaxiinta kala ah

 

Saciid xuseen  Ciid oo helay 17

 

Khaalid Mocow oo helay 7 Cod

 

Jeylaani Nuur Iikar  helay Afar Cod

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*