Faah-faahin:-Ciidamadda AMISOM oo Lagu Qarxiyay Duleedka Muqdisho

Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ayaa lagu qarxiyay deegaanka KM-13 ee ku Yaala duleedka Magaalada Muqdisho.

Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday AMISOM xili ay laamiga ku socdaalayeen.

Waxa uu sheeegay in qaraxa kadib ciidamadda AMISOM ay rasaas fara badan fureen,islamarkaana ay xireen waddo.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaan ka dhacay deegaanka KM-13 ee kuyaala duleedka magaalada Muqdisho.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.