FA Ingiriiska oo ku Dhawaaqay  Garsooraha Dhexdhaxaadin Doona Kulanka Derby Manchester

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada todobaadka afraad ee Premier Leaque-ga. Kulamda afraad ee horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doonaa Sabtida 10 September ilaa Isniinta 12 September iyada oo markale ay kooxaha horyaalka Ingiriisku gorada isla gali doonaan.

Waxaa kulamada afraad lagu furi doonaa kulanka ugu adag ee la wada sugayo ee Old Traffrod  ku dhex mari doona kooxaha ree Manchester ee United iyo City. Waxaana kulanka Manchester Derby dhex dhexaadin doona garsoore Mark Clattenburg oo ay caawin doonaan J Collin iyo S Bennett halka M Dean uu noqon doono garsooraha afraad.

Kulamada Sabtida,10 September

Manchester United v Manchester City (Sky Sports)

Garsoore:  Mark Clattenburg

Kaaliye: J Collin iyo S Bennett

Garsooraha Afraad: M Dean

Arsenal v Southampton

Garsoore:Bobby Madley

Kaaliye: M Perry, E Smart

Garsooraha Afraad: S Hooper

AFC Bournemouth v West Bromwich Albion

Garsoore: Kevin Friend

Kaaliye: S Long, D Eaton

Garsooraha Afraad: C Kavanagh

Burnley v Hull City

Garsoore: Paul Tierney

Kaaliye: S Beck, I Hussin

Garsooraha Afraad: M Oliver

Middlesbrough v Crystal Palace

Garsoore: Neil Swarbrick

Kaaliye: S Ledger, A Halliday

Garsooraha Afraad: M Jones

Stoke City v Tottenham Hotspur

Garsoore: Anthony Taylor

Kaaliye: P Kirkup, G Beswick

Garsooraha Afraad: J Moss

West Ham United v Watford

Garsoore: Martin Atkinson

Kaaliye: S Child, S Burt

Garsooraha Afraad: S Martin

Liverpool v Leicester City (BT Sport)

Garsoore: Craig Pawson

Kaaliye: H Lennard, A Holmes

Garsooraha Afraad: L Mason

Kulamada Axada, 11 September

Swansea City v Chelsea (Sky Sports)

Garsoore: Andre Marriner

Kaaliye: A Nunn, A Garratt

Garsooraha Afraad: R East

Kulamada Isniinta, 12 September

Sunderland v Everton (Sky Sports)

Garsoore: Mike Jones

Kaaliye: M Scholes, D Cann

Garsooraha Afraad: N Swarbrick

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*