Dowladda Talyaaniga oo Deeq Gaadiid ah Ku Wareejisay Soomaaliya+Sawirro

Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Wasaaradda Amniga Soomaliya ku wareejisay gaadiid gaashaaman iyadoo u soo marisay Ururka Midowga Africa.

Gaadiidka Gaashaaman ee Talyaaniga ku wareejiyay Wasaaradda Amniga gudaha ayaa looga gol leeyahay iney dowr muhiim ah ka ciyaaraan dagaalka iyo halganka adag ee lagula jiro Al-Shabaab.

Dowladda Talyaaniga waxay ka mid tahay dalalka sida aadka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya kana taageerta Arrimaha Militariga iyo dhinacyada iyo horumarineed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*