Dhageyso:- Xiisad ka dhalatay Dhimashada 6-qof Oo Ka Taagan Saakay Degmada Caabudwaaq

Wararka ka imaanaya Degmada caaduwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in saakay xiisad dagaal ay ka taagan tahay Degmada caabudwaaq.

Xiisada ayaa ka dhalatay kadib marki Degmada shaley lagu dilay 6 qof  kuwaa oo ku dhintay dagaal ka dahcay Degmada.

Madaxa  arimaha buslahda degmada caabudwaaq Muuse Maxamed Axmed  (Muuse inji) ayaa idaacadda Simba u sheegay  in xiisad balaaran ay ka jirto Degmada islamarkaana maleeshiyaadki dagaalamay aan weli la kala qaadin isaga oona xusay in haatan ay soconayaan dadaalo lagu xalinayo dagaalki shaley ka dhacayd Degmada caabudwaaq.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*