Dhageyso:- Dagaal-yahano katirsan Al-shabaab oo isku Soo Dhiibay Maamulka Koofur Galbeed

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay iney dhankoooda isku soo dhibeen dagaal-yahano katirsan Al-shabaab, oo kasoo goostay Maamulka Al-shabaab ee ka howlgala Gobalka Bay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Cabduqaadir Cabdiraxmaan Cali Oo wareysi siiyay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen Xoogag badan oo katirsan Al-shabaab kuwaa oo wata gaari Cabdi-bille ah iyo Ciidamadii saarnaa gaarigaasi ayna la wadaagi donaan macluumaadkaas oo dhameystiran goor dhaw Saxaafada.

Waxuu sidoo kale Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga faah faahin ka bixiyay ciidamo shabaab ah oo maal mahii danbe sida uu sheegay isku soo dhiibayay Maamulka Koonfur Galbeed.

Dhageyso:- Wareysiga aan la yeelanay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Koofur-Galbeed

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*