Wararka naga soo gaaraya degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeeellaha Hoose ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi ka dhacay Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxyiyay waxyaabaha Qarxa.
Qaraxa kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo ay soo qadeyn dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab,kaasi oo haatan ka socda gudaha degmada Awdheegle.
Warkaan waxii ku soo kordha kala soco halkaan.