DEG DEG:-Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Guddiga Doorashada Maamulka  Jubbalnd ayaa ku dhawaaqay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka maamulkaasi.

Xildhibaanada ayaa ka kooban 73 mudane, Doorashada Jubaland ayaa lagu wadaa inay dhacdo  24ka bishaan.

Halkaan ka Aqriso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.