DEG DEG: Toogasho Goordhaw Ka Dhacday Muqdisho Iyo Qofka La Dilay oo La Garan La Yahay

Kooxo hubeysan ayaa goordhaw inta u dhaxeysa Maana Taajir iyo Isgoyska Baar ubax ku dilay wiil dhalinyaro ahaa oo ilaa hada an la aqoonsan.

Goobjooge ayaa Simba u sheegay in kooxo ku hubeysan Bastoolado ay ka dambeeyeen dilka wiilkaasi dhalinyaro ahaa oo ilaa hada la aqoonsan la yahay, waxa loo dilay iyo eheladiisa intaba.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in meydka uu wali yaalo goobta dilka ka dhacay oo shacab fara badan ay dul taagan yihiin meydka wiilkaasi dhalinyarada ah.

Wali goobta ma gaarin ciidamo katirsan dowladda.

Waxii kusoo kordha waxa uu yahay ruuxaasi goordhaw la soco wararkeena Dambe ……….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*