DEG DEG: Toogasho Hada Ka Dhacday Muqdisho Iyo Meydka Oo La Garan La Yahay

Warar kala duwan ayaa hada kasoo baxaya wiil dhalinyaro ahaa oo goordhaw lagu toogtay gudaha gudaha degmada warta-nabada ee magaalada Muqdisho.

Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xaafada labadhagax ee degmada Wardhiigleey ku dilay wiilkaasi dhalinyarada ahaa oo ilaa hada aan la garan waxa uu ahaa, iyo sababta loo dilay.

Goobjooge goordhaw la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay in wali goobta uu yaalo meydka wiilkaasi dhalinyarada ahaa oo aysan jirin cid aqoonsatay eheladiisa.

Ciidamo katirsan dowladd ayaa goobta gaaray, balse wali lama qaadin meydka wiilkaasi.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*