DEG DEG: Toogasho Goordhaw Ka Dhacday Muqdisho Iyo Shacab Buux dhaafiyay Goobta Dilka Uu Ka Dhacay

Faah faahin mid ka mid askarta 14 october ayaa goordhaw lagu Toogtay isgoyska Suuqa bakaaraha.

Kooxo hubeysan ayaa ka danbeeyay dilka
Askarigaaasi hada lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Ragii dilka geystay ayaa goobta iskaga baxsaday.

Wali majirto ciidamo katisan dowladda oo goobtaasi gaaray, waxaana hada dhooban goobta uu yaalo askarigaasi shacab faran badan.

Dilka askarigan ayaa kamid ah dilalka ka dhacayay maal mahan gudaha magaalada Muqdisho.

“Halkan Waa Idaacada Simba Ee Muqdisho”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*