DEG DEG: Qarax Gaari Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax gaari  goordhaw ka dhacay meel ku dhaw beerta Nabada dhanka Albaabka Hotel Muna degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa, balse fillo goordhaw faah faahinta qaraxaasi gaari khasaaraha rasmiga ee ka dhashay.

Isha Ku Haay Facebook/ Radio Simba

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*