DEG DEG: Liibaan Oo Goordhaw Lagu Dilay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay degmada Hiliwaa.

Kooxo hubeysan ayaa gudaha degmadaasi ku dilay askari katirsanaa ciidamada Booliska.

Goobjooge la hadlay Goordhaw Idaacada Simba ayaa sheegay askari katirsanaa ciidanka booliska oo lagu magacaabi jiray Liibaan, kaa oo dableydii dilkiisa ka danbeysay ay goobta isaga baxsadeen.

Maamulka degmada Hiliwaa oo xiriiro ay la sameysay Simba si wax ay kaga weydiso dilka askari ayaa ga gaabsaday iney faah faahin inaga siiyaan sida dhacdadaasi ay goordhaw u dhacday.

Waxii Kusoo Kordho Kala Soco Facebook Radio Simba

Ama www.simbanews.com ama .net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*