DEG DEG: Dab Xoogan Oo Ka Kacay Duleedka Muqdisho

Faah faahino hor dhac ah ayaa laga helayaa dab xoogan oo goordhaw ka kacay kaam ku taal deegaanka Tabeelaha ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa Simba u sheegay dabka inuu kusii fidayo gudaha Kaamka, maadaama wali aysan soo gaarin goobta gadiidka dabdamiska maamulka gobalka iyo shirahada ganacsi ee Muqdisho.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sido kale sheegaya dadka ku dhaqan halkaasi oo aan awood saas u laheen, iney samata bixiyan barakacayaasha ku dhaqan deegaanka Tabeelaha duleedka caasimada Soomaaliya.

Waxii Kusoo Kordha Dabkaasi Kala Soco Facebook: Radio Simba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*