Dab Saakay Ka kacay Xaafada Buula-Xuubey

Waxaa saakay guri ku yaala xaafada buula xuubey ka kacay dab xoogan oo geystay qasaare kala duwan.

Dabka ayaa ka kacay Guri ku dhow suuqa buula xuubey degmada wadajir ee gobolka Banaadir.

Dabka ayaa basbeeliyay dhamaan guriga uu ka kacay waxana goobta dabka uu ka kacay gaaray gadiidka debdemiska kuwaa oo haatan ku mashquulsan deminta dabka kacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*