Daawo Sawirka Iyo Magaca Ciidamada AMISOM Oo Muqdisho ku Toogtay Xubin Katirsanaa maamulka Gobalka Banaadir  

Wararkii ugu danbeeyay kolonyo ciidan oo xubin katirsanaa maamulka gobalka banaadir gaar ahaan waxda dhulalka ee Dowladda hoose ku dilay Magaalada Muqdisho.

Dilkan ayaa loo geystay liman Xasan Jiirow oo katirsanaa waxda dhulka ee Dowladda hoose, warar is khilaafsan ayaana kasoo baxaya cida ka danbeysay dilka ninkaasi marayay suuqa Saybiyaano.

Wararka qaar ayaa sheegaya dilka liman Xasan Jiirow iney ka danbeeyeen Ciidamo katisan Amisom, halka wararka qaar ay sheegayaan in dilka ay geysteen Ciidamada dowladda oo halkaasi marayay. Walow wararka ugu badan ay sheeegayan iney geysteen kolonyo katirsan Ciidamada Amisom.

Wali Warkan waxii kusoo kordha waan idinla Socod siineynaa Inshaa Allaaaaaaaaah…..

Daawo Sawiradda Marxuum liman Xasan Jiirow oo katirsanaa waxda dhulka ee Dowladda hoose.

 

Marxuum liman Xasan Jiirow

Marxuum liman Xasan Jiirow

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*