C/wali Gaas oo Fariin Raaligalin ah Hawada u Mariyay Maamulka Shariif Xasan

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maamulka iyo shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka raali galiyey hadal uu dhawaan ka jeediyey Magaaladda  Badhan ee Gobolka Sanaag,oo uu kaga hadlayey Shabaab isagoo hadalkaas ku beegsaday deegaano ka mid ah Koonfur Galbeed .

Warsaxaafaded kasoo baxay madaxtoyada maamulka  Puntland ayaa lagu raali galiyey Maamulka iyo dadka deegaankaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*