Christian Eriksen oo Heshiis Cusub u Kordhiyay kooxda Totenham

Xidiga Christian Eriksen ayaa heshiis cusub u kordhiyay kooxdiisa Tottenham, taasi oo ka dhigan in muddo kale uu sii joogi doono kooxda.

Laacibka ayaa qalinka ku duugay heshiis afar sano oo dhici doona sanadka 2022-ka oo uu kusii joogi doono Garoonka White Hart Lane ee Woqooyiga Magaalada London.

24-sano jirkaan kasoo jeeda dalka Denmarka ayaa kamid ahaa xidigihii ugu muhiinsanaa Macalin Mauricio Pochettino’s ee hamiyay ku guuleysiga horyaalka ingiriiska balse  markii dambe ay ku dhameysteen kaalinta sedexaad.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*