Wararka

Al-shabaab Oo Gabar 6-Sano Jir Ah Ka Afduubtay Magaalada Harbole

Sida uu daabacay wargeyska “the star” ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa sheegay in Dagaalamayaasha Alshabab ay Afduub ugeysteen gabar yar oo 6-sano jir ah, taas oo sida la sheegay ay xoog uga kaxeysteen qoyska gabadhaasi yar oo ku noolaa, Magaalada Harbole ee Gobolka Gedo koofurta Soomaaliya. Qoyska gabadhan ay la nooleyd ayaa sheegay in xubno larumeysan yahay in ...

Read More »

Dowladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Duqeyn ku Dishay Xubno ka Tirsan Al-shabaab.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqeyn dhanka Cirka ah ay ka geesteen koofurta Soomaaliya ay ku dileen Xubno katirsan Xarakada Alshabab. Taliska mareykanka uqaabilsan Geeska Africa ee marka magaciisa la soo gaabiyo looyaqaan “AFRICOM” ayaa shegay in duqeyn ay ka geysteen diyaaradahooda meel 260km ujirta Magaalada Muqdisho halkaa, oo ay sheegeen in 6 xubnood oo katirsan Alshabab ay ku dileen, ...

Read More »

Marun Baa Al Shabaab In Lagala Wareegay Deegaanka Baba-Weyne + Dhageyso

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa dagaal dhax maray ciidamada Xarakada Al shabaab iyo maleeshiyaad taabacsan maamulka isku magacaabay Westland ee ka howlgala gobalo katirsan Soomaaliya. Maleeshiyada taabacsan mamulka iskii isku magacaabay ee Westland ayaa weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Baba-weyne oo qiyaas ahaan 30 KM dhanka degmada Xudur ku beegan. Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay inuu ...

Read More »

Hooyo Soomaaliyeed Oo Isku Dishay Ciil Ay Ka Qaaday Hadal Uu Yiri Madaxweyne Farmaajo

Shacab Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo uu kaga dalbanayay beesha caalamka in xayiraada saaran laga dul qaado dowladda Eritrea ayaa waxaa hadalkaasi damiirkooda aqbali wayay shacab Somaaliyeed. Carada ka dhalatay hadalka madaxweyne Farmaajo ee uu kaga dalbaday caalamka in xayiraada dhanka hubka ah laga qaado Eritrea si ay ...

Read More »

Ciidamada Jabuuti Oo Laga Cabsi Qabo Inay Iskaga Baxaan Hiiraan Iyo Waare Oo La Kulmay

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Waare iyo wafdigiisa waxaa Magaaladda Beledweyne kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan ee hir-shabeelle iyo saraakiil ciidan. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo Madaxweyne waare ayaa isla maanta gaaray deegaanka Ceel jaale wuxuuna halkaas uu kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Jabuuti. Kulankaan ayaa loogu hadlay ...

Read More »

Raisulwasaaraha Soomaaliya oo Amar Ku Bixiyay Sii Deynta Maxaabis Ku Xiran Puntland

Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo Maxaabista ku xiran Xasbiyadda deegaanada Maamulka Puntland,kuwaasi oo ku eedeysan dambiyo la xiriira Falal burcad badeednimo. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in madaxda dowladda Soomaaliya iyo Puntland isku afgarteen sii deynta maxaabiista ku jirta xabsiyada Puntland ee loo heysto ...

Read More »

Faah-faahin:-Al-shabaab oo Madaafiic Ku Weeraray Ciidamadda AMISOM+Dhageyso

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya In Xalay Al-shabaab ay madaafiic ku weerareen Saldhig Ciidamadda AMISOM ay ku leeyihiin Degmadaas. Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ayaa fariisin waxa ay ku leeyihiin Gudaha Degmadda Balcad gaar ahaan meel u dhow Warshadii dharka Balcad. Sida uu inoo xaqiijiyay mid kamid ah dadka deegaanka madaafiicda oo bartilmaameedka uu ahaa Saldhiga Ciidamadda ...

Read More »