Wararka

Gudoomiye Canad:-“Farmaajo iyo Kheyre ayaa Baajiyay Mooshinkii Waare”,+Dhageyso

Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee baarlamanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise oo la hadashay idaacada Simba ayaa ka hadashay xalka laga gaaray xiisadda siyaasadeed oo ay wajaheysay Hirshabeele. Guddoomiyaha ayaa sheegtay in dadaalada lagu baajiyay mooshinka Waare ay dowladda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha qeyb ka ahaayeen. Waxay aad u aamantay xildhibaanada Hirshabelle go,aankii ay mooshinka kaga laabteen. Madaxweynaha Hirshabeelle ...

Read More »

Al shabaab Oo Xukun Cusub Oo Yaab Leh Mar Kale Ku Riday Muqtaar Rooboow (Akhriso)

Markii ugu horraysay Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay tallaabada uu Mukhtaar Roobow isugusoo sharraxay xilka madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed. Warbaahinta Rasmiga ah ee ku hadasha Afka Xarakada ayaa bilaawday in ay warbixinno ka sameyso dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee Rooboow uu kawado magaalada Baydhabo. “Mukhtaar Rooboow ayaa markii uu ahaa Afhayeenka Al Shabaab madaxda dowladda Federaalka ugu yeeri jiray murtadiin ...

Read More »

Maxkamadda CQS oo Xukuntay Askari Ku Caan Baxay Dhaca Shacabka Muqdisho+Sawirro

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax iyo kuwa u sii socday masjidyada ku yaallo xaafadaha degmada Hodan. Dadka degmada ayaa ku war geliyay  gudoomiye waaxeedka xaafadda iyo taliyaha rugta Boliiska, waxa ayna si wada jir ah u sameeyeen howlgal lagu baadi doonayay ...

Read More »

Akhrisi:-Farmaajo iyo RW Kheyre oo Kursiga u Badbaadiyay Madaxweyne Waare

Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa xalay ka laabtay Mooshinkii 5-tii bishaan ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Kulan xalay ka dhacay Jowhar  ayaa lagu shaaciyay in laga laabtay Mooshinka,islamarkaana ay la fiiriyay Danta dalka iyo mida Dowladdd Goboleedka Galmudug. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi  Maxamed ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Dowladda Dhexe Ku Eedeeyay in Tabashadooda Wali Xalin

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb, ee Caasimadda Galmudug,Kadib safar labo maalin qaatay oo uu ku gaaray Jimcihii dalka Kenya. Madaxweyne Xaaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay halkaasi si aan rasmi aheyn ay iskugu arkeen Hogaamiyayaasha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleeyada Dalka, islamarkaana ay ku balameen in 10 Bisha October, ay ...

Read More »

Xildhibaanadda Hirshabeellle oo Ka Laabtay Mooshinkii Waare+sababta

Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa sheegay in laga laabtay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Waare. Kulan caawa ka dhacay madaxtooyadda Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay in laga laabtay mooshinka,waxaana kulanka ka qeyb galay madaxweynaha ku-xigeenkiisa ,Xildhibaano iyo wasiiro. Sababta looga laabtay mooshinka ayaa lagu sheegay in la fiiriyay danta dalka iyo tan dowldda goboleedka Hirshabeelle. Ilaa 57 xildhibaan ayaa 5tii bishaan ...

Read More »