Wararka

Yuusuf Dabageed oo Eedeen Culus u Jeediyay Madaxweyne Waare

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee maamul Goboleedka Hir-shabeelle ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare. Yuusuf Axmed Hagar( yuusuf Dabageed),oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Beledweyne ayaa sheegay in madaxweyne Waare uusan waxba u qabanin Gobolka hiiraan uu kasoo jeedo,marka laga reebo dhibaatooyin uu u geystay. Sidoo kale waxa uu  ku eedeeyay madaxweyne Waare in uusan bixin ...

Read More »

Qoyska AUN Gaashaanle Dhexe Cabdi Seed, oo Ka Hadlay Xaqiiqada Jirta

Xaaska sarkaal ka Tirsanaa Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la sheegay in uu is dilay ayaa beenisay in seygeedii uu is dilay iyadoo sheegtay in la diley. Deeqa Axmed oo ah xaaska sarkaalka oo lagu magacaabi jirey Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed, ayaa sheegtay in seygeeda uusan isdilin,islamarkaana dilkiisa laga dambeeyay. Waxa ay sheegtay in xalay lasoo wacay oo ...

Read More »

Mareykanka oo Duqeymihii Koonfurta Soomaaliya u Badalay Gobolka Bari

Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland. Duqeyntaan oo shalay dhacday ayaa waxaa lagu dilay lix xubnood oo  ka Tirsanaa Kooxda Daacishta Soomaaliya sida uu Mareykanka sheegay. War-saxaafadeed kasoo baxay howlgalka Maraykanka Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkaan uusan wax khasaare ah kasoo gaarin shacabka, iyadoo intaas lagu daray in Mareykanku dib kasoo faah-faahin ...

Read More »

Ethopia oo Laga Dalbaday in ay Sii Deyso Shacab iyo Gaadiid Laga Afduubtay Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ciidanka liyuu booliska ee ka howlgala dowlo deegaanka itoobiya oo  dad shacab ah ka kaxeystay xadka Gobolka Hiiraan uu la leeyahay dalka itoobiya. Ciidanka liyuu booliska ayaa la sheegay in ay  deegaanka Xudey-Woogle oo 35-km Waqooyi ka xiga magaaladda Baladweyne ay ka xeysteen 10-ruux iyo gaadiid ay la haayeen dad shacab ah. Xildhibaan Aadan ...

Read More »

DFS oo Sheegtay in La Qabtay Nin Shabaab u Qaabilsanaa Sahminta Qaraxyadda

Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka tirsanaa Xarakadda Al-shabaab. Howlgal laga fuliyay degaanno ku dhow Baar Sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose, ayaa suura galiyay in gacanta lagu dhigo Sarkaalkaan. Ibraahim Lujende Maxamed, ayaa kamid ah dagaalyahano  ka Tirsanaa Shabaab ku sugnaa  degaanno ku dhow Baar Sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose. Ibraahim Lujende, ...

Read More »

Deegaanada Galmudug oo Maanta ay u Tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga

Inta badan Magaalooyinka Goboladda dalka Soomaaliya waxa ay maanta u tahay maalinta labaad ee Ciidul fidriga,balse dadka ku nool deegaanada Maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ay u tahay maalinta koowaad ee Ciida. Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel,Cadaado iyo Cabud-waaq ayaa maanta waxa ay u tahay maalinta koowaad ee ciidul fidriga. Shacabka ku nool Magaalooyinkaan ayaa iskugu hambalyeynaya maalinta koowad ee ciida,waxaana lagu wadaa ...

Read More »

Mas’uul ka Tirsanaa Maamulka Hir-shabeelle oo iscasilay+Sababta

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan  ee maamulka Hir-shabeelle Cabduqaadir Maxamed Arwaax ayaa ku dhawaaqay Maanta in uu Xilkii iska casilay. Shir Jaraaid uu ku qabtay Magaaladda Beledweyne ayuu ku sheegay in xilkii uu hayay muddo uu go’aansaday in uu iska casilo. Sababta iscasilaadiisa ayuu ku sheegay arimo maamul xumo oo ka jirta Maamulka Gobolka Hiiraan sida uu Sheegay. ...

Read More »