Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan Fool ka Fool ah La Qaatay Dhigiisa Jabuuti+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada dalkaas wadahadallo kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal, ...

Read More »

Dowldda Oo Soo Saartay Go’aan Ka Dhan Ah Dadka Ajaaibta Ee Ku Sugan Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka Soomaaliya. Shirka golaha wasiirada maanta ayaa ka soo baxay Go’aankaan lagu ritakoobayo ajaanibta ka howlgala gudaha Soomaaliya, waxaana kasoo qayb galay mas’uuliyiinta hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda. Cabdullaahi Xaamud Maxamed Wasiiru dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka war bixiyay qodobadii looga hadlay ...

Read More »

Xog Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Jabuuti + Akhriso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliy Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti,halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mudane Farmaajo Safarkiisa Jabuuti ayaa ku qotoma khilaaf hoose oo labada dal ka dhax aloolsanaa maal mahii ugu danbeeyay , kadib markii Jabuuti ay ka carootay hadal ka soo baxay madaxweyne Farmaajo ee uu ku dalbanayay ...

Read More »

DEG DEG: Liibaan Oo Goordhaw Lagu Dilay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil goordhaw ka dhacay degmada Hiliwaa. Kooxo hubeysan ayaa gudaha degmadaasi ku dilay askari katirsanaa ciidamada Booliska. Goobjooge la hadlay Goordhaw Idaacada Simba ayaa sheegay askari katirsanaa ciidanka booliska oo lagu magacaabi jiray Liibaan, kaa oo dableydii dilkiisa ka danbeysay ay goobta isaga baxsadeen. Maamulka degmada Hiliwaa oo xiriiro ay la sameysay Simba si ...

Read More »

Farmaajo Oo Soo Magacaabay Janaraal Indha Qarsho Xilalkiina Ka Qaaday Abaan Duulihii Iyo Taliyihii Ciidamada Xooga Soomaaliya

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday taliyahii ciidanka dowladda Soomaaliya Janaraal C/Wali Jaamac Xuseen Gorod, waxaa sido kale xilkaasi loo magacaabay  GN. Daahir Aadan Cilmi(Indha Qarsho) oo horey usoo noqday taliyihii ciidanka xiligii MD/ Xasan Sheekh. Taliyaha cusub ciidanka Xooga Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi(Indha Qarsho) ayaa lagu xasuustaa dagaalo taariikhda galay uu la galay Garabka Alqaacidda ...

Read More »

Cabdiraxmaan Cumar Oo Lagu Xukumay Dil Toogasho Ah + Akhriso

07/08/2018  ayaa la soo gaba-gabeeyay Maxkamadeynta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)  oo loo heysto dilka Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay magaalada  Beladweyn. Eedeysane Yariisow ayaa ka tirsanaa Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan  qeybta 27-aad  ee ka howlgasha deeganada maamulka Hirshabelle, ka inta uusan dilkan geysan. Yariisow  Wixii xilligaas ka dambeeyay ayuu isaga soo baxsaday halka uu dilka ka geystay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Fahad Yaasiin U Magacaabay Xil Culus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa xillal cusub maanta u magacaabay saraakiil sar sare oo katirsan d Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Soomaaliya. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilalkii looga qaaday qaar kamid ahaa saraakiisha hay’adaha amniga Soomaaliya. Xilalka cusub ee maanta ...

Read More »