Wararka

Qaraxyo uu Ka Badbaaday Sarkaal Ka Tirsan Dowladda oo Ka Dhacay Siinka dheer

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya laba qarax oo is xigxigay oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka Magaaladda Muqdisho. Qaraxyadda oo dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay Kolonyo ka Tirsan Ciidamadda Dowladda federaalka Soomaaliya oo halkaas marayay. Qaraxa koowaad ayaa haleelay sida la sheegay gaari nuuca ciidanka Xambaara ah (BG) halka qaraxa labaad uu haleelay gaari ...

Read More »

War Deg Deg:-Gudoomiye iyo Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Labo ruux waxa ay ku dileen Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Mudqisho. Falkaan ayaa ka dhacay afafka Hore Suuqa Daawadda Gudaha Suuqa bakaaraha ee Magaaladda muqdisho. Kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay nin odey ahaa oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Nuur Abiikar(Axmed Shiiqaal) oo gudoomiye Laameed ka ahaa Waaxad Xaawo Taako Degmadda Holwadaag iyo Wiil ...

Read More »

Jubba-land oo Sheegtay in La Fashiliyay Weerarkii Deegaanka Baarsanguuni+Sawirro

Taliska Hay’adda Nabadd Sugidda Maamulka Jubba-land ayaa ka hadlay dagaal iyo qarax ay shabaab sheegeen in ay ku weerareen saakay xili hore Saldhiga Ciidamadda  Jubba-land Deegaanka Baarsanguuni  ee Duleedka magaaladda Kismaayo. Qoraal kasoo baxay Taliska NISA ee Jubba-land ayaa lagu sheegay in Ciidamadda jubba-land ay fashileen gaarigii qaraxa la doonayay in lagu galo saldhiga iyo islamarkaana la jabiyay ragii weerarka ...

Read More »

Akhriso:-Maxkamadda CQS oo Xukuntay Sarkaal Xaaskiisa Ku Dilay Toorey

Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada Yaaqshiid taariikhdu markey aheyd 19-12 sanadkii tegay. Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali iyo Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax   ayaa  horey u ahaa qoys balse mar dambe ayay kala tageen, wixii xilligaas ka dambeeyay ayay u baxday dhankaas iyo Doolow ...

Read More »

War Deg Deg:-Al-shabaab oo Weeraray Deegaanka Sanguuni

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Soomaaliya iyo jubb-land ayaa haatan ka socda saldhiga Deegaanka Sanguuni ee  duleedka Magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo gawaari loo adeegsaday oo shabaab ay fuliyeen,waxaana xigay dagaal toos ah. Dagaal culus ayaa lasoo sheegayaa in uu ka socdo deegaanka oo uu kuyaal saldhig weyn oo ciidamada Mareykanka ...

Read More »

Sarkaal Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Magaaladda Muqdisho

Ciidamadda Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka Tirsan Xarakadda Al-shabaab. Holwgalka lagu qabtay sarkaalka ayaa dhacay 18kii bishaan,balse mala shaacinin magaciisa. Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.” Hay’adaha ammaanka ayaa ...

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo Kula Kulmay Shacabka KGS+Sawirro

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Maanta ka Jeediyay Masaajidka Madaxtooyadda Koonfur-galbeed Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysay Oo Ku Saabsan Arimaha KG Soomaaliya Gudoomiyaha Ayaa Ku Dheeraaday Ka hadalka Xaaladahii isbed-bedelka Ahaa ee Ay Soo mareen shacabka KG isaga Oo Soo hadal qaaday Doorashadii Ka Dhacday Koonfur galbeed ” Runtii Waxaan Wada Ognahay in Wax waliba Ay Yihiin ...

Read More »