Wararka

War Deg Deg:-Qarax Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax xooganaa oo inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka daarta loo yaqaan MBC  degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaari Qooqan ahaa uu qaraxa ku xirnaa,balse lama oga cida saarneed gaariga. Markuu dhacay qaraxa waxaa la maqlay rasaas,waxaana hakad galay isku ...

Read More »

Shirkadda Somtel oo Muqdisho Kusoo Bandhigtay Adeegyo Cusub oo Casri ah+Sawirro

Shirkadda Isgaarsiinta ee SOMTEL ayaa soo bandhigtey adeegyo cusub oo casri ah.kuwaasoo isugu  jira adeegga Internetka iyo Adeega  4G LTE Advance ama 4G+ iyo adeegga 3G, H+ iyo weliba adeegyo kale. WAR SAXAAFADEED BANDHIGA ADEEGYADDA CASRIGA AH EE SOMTEL Shirkada isgaarsiinta casriga ah ee Somtel Somalia waxay macaamiisheeda usoo bandhigeysaa adeegyo cusub oo casri ah. Adeegyada cusub waxay ka kooban ...

Read More »

Madaxda Qaranka oo ka qayb galay Salaada Janaasada Wasiir-xigeenkii Shaqada iyo Bulshad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya. Salaada Janaasada oo marxuumka lagula dukaday gudaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan ...

Read More »

Gudoomiyihii Hore ee BFS oo Cambeereeyay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa cambaareeyay qaraxii Al shabaab ay ka geysteen meel u dhow dhismaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya, halkaasoo ay ku geeriyoodeen dad aan waxba galabsan oo uu ku jiro Allaha ha u naxriistee Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo Sidoo kale ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda ...

Read More »

Isbedelka Amniga, Xil Sii Heynta Islow Ma Dhaxal Baa iyo Mise Waa Dhibaato shacab!

Amniga Magaaladda Muqdisho ayaa faraha ka baxay mudooyinkii dambe ,waxaana Magaalada shalay ka dhacay qaraxyo 5 ahaa, kuwaasi oo lagu dilay in ka badan 15-ruux. Xalay waxaa xilalka laga qaaday ku dhawaad 10-taliye oo maamulayay saldhigyadda Booliska Magaaladda Muqdsiho. Halkaan Hoose ka dhageyso warbixin ciwaankeeda uu yaahy Isbedelka Amniga, xil sii heynta Islow ma dhaxal baa iyo mise waa dhibaato shacab! ...

Read More »

Madaale:-“Taliyayaal Xilalka Laga Qaado Laguma Sugi Karo Amniga”,+Dhageyso

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka banaadir ahaana Duqa Muqdisho Shiikh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka hadlay Qaraxyadii ka dhacay Magaaladda Muqdisho, iyo is badalka lagu sameeyay Taliyayaasha Booliska Saldhigyadda Magaalada Muqdisho. Madaale oo la hadlay idaacadda Simba ee magaaladda muqdisho ayaa ugu horeyntii tacsi u direy eheladii dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Magaaladda. Waxa uu sheegay In niyad jab ...

Read More »

Al-shabaab oo Shaaciyay in Labo Sabab ay u Weerareen Wasaaradda Shaqadda

Xarakadda Al-shabaab ayaa sheegtay in labo ujeedo ay u weerartay Xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku taala Degmadda Shangaani ee Gobolka Banadir. Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay in sababta ay u beegsadeen Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay aheyd in lagu qorayay ciidamo la dagaalama al-Shabaab,sidoo kalana beegsada culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliska Booliska Gobolka Bari

Madaxweynaha Maamulka puntland Saciid C/laahi Deni ayaa magacaabay taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay in xilkaan loo magacaabay Xuseen Cali Maxamuud,hahalka Taliye ku-xigeenka loo magacabay C/rashiid Barre Maxamed (Aamusane). Taliyaha cusub ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey ka shaqaynayey Bangiga dhexe ee magaaladda Boosaaso. Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ayaan muddo ku dhow sanad ...

Read More »