Wararka

Maamulka Puntland oo ka digay Duufaan Mar kale  kusoo Wajahan Xeebaha deeganada Puntland

Wasiir ku-xigeenka arimaha Gudaha Maamulka Puntland Cabdulaahi Xaaji Qoobdeero oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka Puntland ayaa warbaahinta u sheegay in xeebaha deeganada Maamulka Puntland maalinta bari ah ay kusoo wajahan tahay duufaanta la yiraahdo MEGH Gobalada ay wasaarada arimaha Gudaha Maamulka Puntland ay sii  saadaalisay in ay ku dhufan doonto duufaanta MEGH waxaa kamid ...

Read More »

War Deg Deg: Mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya oo Lagu dhaawacay degmada Xamar Weyne

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka halayno degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir kooxo hubeysan ayaa Gudaha degmadaas goor dhaweyd ku dhaawacay mid kamid ah xildhibaanada Baarlamanka soomaliya. Xildhibaanka la dhaawacay ayaa Magaciisa lagu sheegay  xildhibaan maxamed axmed Gurxan waxaa lagu dhaawacay agagaarka Bacadlihii hore ee degmada Xamar-weyne  xili uu Halkaas ku sugnaa Dhanka kale Maamulka degmada xamar weyne ee ...

Read More »

Qaban-qaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo Laga dareemayo Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee caasimada Maamulka puntland waxaa laga dareemayaa qaban-qaabadii u dambeysay ay sameynayaan musharixiinta  u Taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland. Labada Musharax ee loo saadaalinayo Doorashada waxay kala yihiin Axmed Cali Xaashi iyo Cabdixakiim Dhoobadaareed, kuwaas oo ka mid ah Xildhibaanada ka yimaada Gobolada Sanaag iyo Hayland. Dhanka Kale Golaha wakiilada Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maalinta ...

Read More »

David Obonyo : Ciidamo ka Tirsan al-shabaab ayaan ku dilnay Weerar ka Dhacay Gobolka Gedo

Dowlada Wadanka Kenya ayaa sheegtay in ay dishay rag ka Tirsan alshabaab kadib dagaal ka dhacay deegan la yiraahdo Jungal ee Gobolka Gedo. Afhayeenka ciidamada dowlada Kenya David Obonyo oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay ku guuleysteen  in ay dileen 9- ka Tirsan alshabaab kadib Howlgal ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka Gedo ee Koonfurta Dalka ...

Read More »

Midowga Africa oo Dalbaday Taageero Caalami ah si loola dagaalamo al-shabaab

Midowga afrika ayaa dalbaday deeqo caaalami si ciidamada amisom ay ula dagaalamaan xarakada al-shabaab oo wali ku sugan qeybo kamid ah Gobolada dalka soomaliya. Taliye ku xigeenka ciidamada Amisom Gen. James Nakibus Lakara oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in lacago badan iyo deeqo caalami ah loo baahan yahay si loosiii wado dagaalada lagula jiro al-shabaab iyo kala ...

Read More »

Raisulwasaare Cumar: Dowlada Soomaliya Waxaa ka Go’an dib usoo Celinta Dadka Soomaliyeed ee ku Sugan Xeyraha Qaxootiga Kenya

Raisulwasaaraha soomaliya cumar C/rashiid cali sharmarke iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo shalay gaaray xeryaha qaxootiga dalka Kenya ayaa sheegay in dowlada soomaliya ay ka go’an tahay sidii dalkooda dib loogu soo celin lahaa dadka wali qaxootiga ku ah Gudaha wadanka  Kenya . Raisulwasaare cumar C/rashiid  ayaa sheegay in dowlada wadanka Kenya ay wax badan u dul qaadatay in  dalkeeda ay ...

Read More »

Maamulka Hotelka Wehliye oo Sheegay in ay Gacanta ku Dhigeen Nin Xirnaa dharka Haweenka

Ciidamada ilaalada Hoteelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa gacanta ay ku dhigeen ilaa sadax rag  oo mid kamid ah uu xirnaa  dharka Haweenka. Maamulka Hoteelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay In markii Hore ciidamada ilaalada Hoteelka Wehliye ay ka shakiyeen sadaxda Rag Markii dambana ay gacanta ku dhigeen, Dhanka kale 3-rag oo xalay ...

Read More »