Wararka

Kulan Lagu Xalinaayo Mooshinka Madaxweynaha Laga Gudbiyay oo Bari ka Dhici Doona Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Mudane Maxamed sheikh cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalinta Bari ah uu Furmi doono wada xaajood lagu xalinaayo qaar kamid Qodobadkii ku xusnaa Mooshinkii dhawaan laga soo Gudbiyay Madaxweynaha soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud Tariikhdu markey aheyd 12- August . Maxamed sheikh cusmaan Jawaari ayaa ugu Baaqay xildhibaanada dhawaan Madaxweynaha soomaliya Xasan shiikh Maxamuud kasoo Gudbiyay Mooshinka ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaliya oo Dhagax Dhigay Xarun Ay ku Shaqeeyn Doonto Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Xarun Ay ku shaqeeyn doonto Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ee  Xukuumada Somalia. Munaasabad Ka dhacday oo kadhacaday  halka ay ka bilaabaneeyso Dhismaha Xarunta Ayaa hadal kooban Waxaa halkaasi  Jadeediyay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa sheegay in Dhagax Dhiga Dhismahaasi Ay tahay qeyb kamid ah ...

Read More »

Maamulka Degmada Heliwaa ayaa Sheegay in la isku Haleyn Karo Amaanka Degmada Xiligaan

Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay xaaladaha degmada dhanka amaanka iyo Hormarka ay ku Tilaabsatay Mudooyinkii dambe Gudoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir Maxamed axmed xaashi oo kula Hadlay xafiiskiisa idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in degmada Heliwaa ay gaareyso Hormaro waa weyn oo dhanka amaanka ah Sidoo kale Maxamed axmed xaashi ayaa sheegay in ...

Read More »

Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa sheegtay in Maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe dhawaan la Dhisi Doono

Iyadoo dhawaan heshiis uu ka dhacay Magaalada Muqdisho kasoo ku aadan in Maamul loo sameeyo Gobolada Hiiraan iyo shabeelaha Dhexe ayaa waxaa arimahaas ka Hadashay wasaaradda arimaha Gudaha ee dowlada soomaliya Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Cali Abtidoon Xalane oo saxaafada kula Hadlay  Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la guda Gali doono dhisada Maamulka Hiiraan iyo shabeelaha dhexe ...

Read More »

Dowlada Kenya ayaa Sheegtay in Dowlada Soomaaliya iyo UNHCR ay ka Gaabiyeen dib u Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed

Dowlada wadanka Kenya ayaa ku eedeesay Ururka UNHCR  iyo dowlada wadanka soomaliya in aysan si wanaagsan u Fulinin arimiha dib u celinta  qaxootiga soomaliyeed ee wali sugan xeryaha qaxootiga  Dalka Kenya Wasiirka arimaha Gudaha dowlada wadanka Kenya Joseph Nkaissery oo ku sugan magaalada Geneva ee wadanka  Switzerland ayaa sheegay in Heyadda-Qaxootiga-UNHCR iyo dowlada soomaliya ay ka Gaabiyeen in dib loo ...

Read More »

Ururka Suxufiyiinta CPG ayaa Cambaareeyay Xariga Dowlada ay u Geysatay Suxufiyiinta ka Tirsan Tv-ga universal

Ururka Suxufiyiinta CPJ ayaa ka Hadlay xarigii Todobaadkii Hore loo Geystay qaar kamid Maamulka Tv-ga Universal xaruntiisa Magaalada Muqdisho uu ku leeyahay Ururka ayaa  sheegay in si sharci daro ah ay ku xiran Yihiin Abdullahi Hersi Kulmiye agaasimihii Bariga iyo Bartamaha Africa ee Tv-ga Universal , iyo wariye Cawil Dahir salaad kuwasoo Todobaadkii Hore ay xireen ciidamo ka Tirsan kuwa ...

Read More »

Ahlusuna ayaa Maamulka Galmudug ku eedeysay in al shabaab ay Fursad u Siinayaan in ay Qabsadaan Gobolka Mudug

Maamulka ahlusuna waljameeca ayaa u eedeeyay Mamulka Galmudug ee Gobolada Dhexe in  al-shabaab ay Fursad u siiyeen in ay la wareegaan deegaanka camaara ee Gobolka Mudug Afahayeenka Maamulka ahlusuna  sheikh Mursal xeefow ayaa radio simba u sheegay in Maamulka Galmudug uu Fursad u siiyay  al-shabaab in ay la wareegaan Deegeeno kamid ah Gobolka Mudug Sidoo kale Afahayeenka Maamulka ahlusuna  sheikh Mursal ...

Read More »

Howlgalo Baaritaano oo Saakay ka Socda Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Howlgalo Baaritaano ah ayaa saakay ka socda Magaalada Baardheere ee Xarunta Gobolka Gedo kadib dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Gudaha Magaaladaas Dad ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa radio simba u sheegay in ay saakay socdaan Baaritaano xoogan kadib dagaal xalay ka dhacay Magaalada baardheere ee xarunta gobolka Gedo Maamulka Gobolka Gedo ee dowlada soomaliya aynu la ...

Read More »